Ku soo dhawaada dhegaystayaal Barnaamijka Muqaalka Bushada ee radio Daljir oo maalinkasta ka baxa dhamaan xarumaha Daljir ee Soomaaliya ,marka laga reebo maalinta Jimcaha.
Barnaamijka Muuqaalka Bulshada maanta waxa uu ku saabsanyahay ,nooca baarlamaan ee laga fili karo in ay soo saaraan gudiga khilaafaadka iyo Ansixinta golaha baarlamaanka Puntland ? , Barnaamijka waxaa isku soo daba riday wariye Xasan Heykal ,waxaana soo jeedinaysa Faadumo Degan Daahir .
COMMENTS