Wasiirkii haweenka Puntland ee xilka wareejisay ayaa wareejiyay wasaarad aan dayn lagu lahayn, taasi badalkeedana akoonkeeda uu ku jiro hal milyan oo doolar, waxaana ay iska bixisay dhammaan qarashkii wasaaradeed iyo mushaar.
Halka wasiiradii ragga ahaa ee Puntland dhammaantood ay wareejiyeen faylal daymo badan ka buuxaan, waxaana sidoo kalle mushaar la’aan ahaa shaqaalihii wasaaradihii ka howlgalayay, haddaba iyadoo sidaasi ay tahay haddana Puntland golaha wakiilada hal gabar ayaa xildhibaan ka ah, halka wasiirada Puntland sidaasi oo kalle.
Haddaba maxay tahay sababta oday dhaqameedyadu u liidayaan dumarka oo ka hufan musuqa la degay wasiiradii ragga ahaa ee Puntland.
Hoos kadhegayso iyo falceliska shacabka.
Faadumo Deggan Daahir Jaamac ayaa soo jeedinaysa.
COMMENTS
WAXAA CEEBA IN PL BARLAMANKEEDA HAL GABAR KUJIRTO.
SIDOO KALANA GOLAHA WAZIIRADA HAL GABARA KUJIRTO.(FOR SHAME).
HA ILAAWIN DIGNIINTAYDII:-
ISIS=ISRAELI SECRET INTELLIGENCE SERVICE.
ALSHABAB+CIA+MI6+MOSSAD=ONE.
DIGNIINTAAS KA DAALI MAAYO ILAA INTA ISIS & ALSHABAB AY KU JIRTAAN SOMALIYA GUDAHEEDA