Muuqaalka Bulshada: Daaweynta xanuunada jinka iyo sixirka iyo Xarunta Al-Cilaaj Daar -Taqwa (dhegayso)

Muuqaalka Bulshada: Daaweynta  xanuunada jinka  iyo  sixirka iyo Xarunta Al-Cilaaj Daar -Taqwa (dhegayso)

Ku soo dhawaada dhegaystayaal Barnaamijka Muqaalka Bushada ee  radio Daljir oo maalinkasta ka baxa dhamaan xarumaha Daljir ee Soomaaliya ,marka laga reebo maalinta Jimcaha.

Barnaamijka Muuqaalka Bulshada maanta waxa uu ku saabsanyahay xanuunada ku dhaca dadka, sida Jinka ,sixirka iyo Umu sibyaanka , waxaan marti ku ah maamul xarunta Al-cilaajDaaru taqwa ee Bosaaso .

wariye Xasan Heykal ayaa soo jeedinaya.

kala xirir wixii faah faahin ah 0907783679

FAALLOOYIN & FALCELIN

WORDPRESS: 0
WP2Social Auto Publish Powered By : XYZScripts.com