Barnaamijka Muqaalka Bulshada ee Radio Daljir oo maalin kasta ka baaha dhammaan xarumaha Daljir loogana hadlo arrimaha bulshada iyo waxyaabaha ku xeeran, ayaa maanta waxaana looga dooday hoos- u-dhaca ku yimid Miisaaniyad Sanadeedkii dowladda Puntland ee sannadaha 2017-2018.
Haddaba sidee ayey shacabku u arkaan hoose-u-dhaca miisaaniyada dowladda iyo waxa u sababa ah?
Wariye Xasan Heykal oo Bosaaso ku sugan ayaa soojeedinaya Barnaamijka Muuqaalka Bulshada.
COMMENTS