Ku soodhawaada dhegaystayaal Barnaamijka Muqaalka Bushada ee Radio Daljir oo maalinkasta ka baaha dhammaan xarumaha Daljir ee Soomaaliya, marka laga reebo maalinta Jimcaha.
Muuqaalka Bulshada maanta waxa uu ku saabsanyahay raadka uu Bulshada ku leeyahay musuqmaamusqa iyadoo lagu jiro xili Puntland ay isku diyarinayso doorshada Madaxweynaha ayna hadda socoto xulista xubnaha Baarlamaanka cusub ee sannadka 2019.
Barnaamijka waxaa marti noogu ah Shiikh Cali Maxamed oo ku taqasusay shareecada iyo qaanuunka waxna ku soo bartay dalka Suudaan.
Wariye Maxamuud Cabdi Ibraahin ayaa barnaamijka daadihinaya.
COMMENTS