Muuqaalka Bulshada waa taxane maalinle ah oo aan khadka u furno bulshada Soomaaliyeed ayaga oo fikirkooda ka dhiibta hadba marxaladda taagan, mid siyaasadeed, diined iyo mid dhaqaaleba.
Barnaamijka maanta waxa uu ku saab sanyahay Cafinta deenta lagu leeyahay Soomaaliya iyo deeq bixiyaasha caalamka oo sheegay in Soomaaliya ay buuxisay sharuudihii looga cafin lahaa deymaha lagu leehaya kadib markii uu kor ukacay dhaqaalaha dalka.
Hadaba Maxaa keenay in dhaqalaha dallaka uu kordho xiligan? su,aalahaas iyo kuwo kale waxaan hor dhignay oo Barnaamijka marti ku ah Aqoonyahan Daauud Daahir Xasan Muuse oo bartay Cilmiga dhaqaalaha ,dhowr cilmi baarisna ka sameeyay shaqo laaanta ka jirta dalka , kobaca dhaqaalaha Soomaaliya , iyo soo noq noqo qoshada Abaaraha dalka ,waxaana soo jeedinaya wariye Xasan Heykal .
Hoos ka dhegayso.
COMMENTS