Muuqaalka Bulshada: Xiriirka ka dhexeeya Macalinka iyo Ardaygiisa (dhegayso)

Muuqaalka Bulshada:   Xiriirka  ka dhexeeya  Macalinka iyo Ardaygiisa  (dhegayso)

Ku soo dhawaada dhegaystayaal Barnaamijka Muqaalka Bushada ee  radio Daljir oo maalinkasta ka baxa dhamaan xarumaha Daljir ee Soomaaliya ,marka laga reebo maalinta Jimcaha.

Barnaamijka Muuqaalka Bulshada maanta waxa uu ku saabsanyahay   xiriirka u dhexreeya Macalinka iyo Ardaygiisa Fasalka gudihiisa iyo dibadiisaba .

Wariye Xasan Heykal ayaa soo jeedinaya .

FAALLOOYIN & FALCELIN

WORDPRESS: 1
  • Samiir Somali 3 years ago

    M.A wll macalin
    Waad kumahadsantahy
    Habka aad noogu faaiidayso

WP2Social Auto Publish Powered By : XYZScripts.com