Muwaadin iskiis isku xilqaamay oo dayac tir ku sameeyay mid kamid ah waddooyinka Boosaaso ( dhegayso)

Muwaadin iskiis isku xilqaamay oo dayac tir ku sameeyay mid kamid ah waddooyinka Boosaaso ( dhegayso)

Yaasiin Muuse Boqor oo ah muwaadi reer Puntland ah ayaa si iskiis ah isugu xilqaamay dhimaha waddada laamiga ah ee gasha dekeda Boosaaso.

Hadab maxaa ku dhaliyay? wariye Maxamuud Cabdi Ibraahin ayaa ka diyaariyay warbixintan.

FAALLOOYIN & FALCELIN

WORDPRESS: 0
WP2Social Auto Publish Powered By : XYZScripts.com