Muwaadin somaliyeed oo xalay lagu dilay dalka koonfur Africa

Muwaadin somaliyeed oo xalay lagu dilay dalka koonfur Africa

Koox Burcad Koonfur Afrikaan ah ayaa xalay Xaafad ka tirsan Magaalada Cape-Town ee dalkaas ku dileen Muwaadin Soomaaliyeed oo kamid ahaa Ganacsatada ku nool halkaas.

Allaha u naxariistee Muwaadinka la dilay ayaa waxaa lagu magacaabi jiray Cabdullaahi Ganeey, waxaana dilkiisa uu ka dhacay Xaafad isku raran ah oo lagu magacaabo kaliija oo ka tirsan Magaalada Cape-Town.

Burcada hubeysan ee Koonfur Afrikaanka ah ayaa waxaa mararka qaarkood dil iyo dhac u geystaan Muwaadiniinta Soomaaliyeed ee ganacsiga ku leh dalkaasi.

Diwaanka wararka
Radio Daljir

FAALLOOYIN & FALCELIN

WORDPRESS: 0
WP2Social Auto Publish Powered By : XYZScripts.com