Muwaadin Soomaaliyeed oo lagu dilay Koonfur Afrika, kadibna hantidiisa la boobay

Muwaadin Soomaaliyeed oo lagu dilay Koonfur Afrika, kadibna hantidiisa la boobay

Kooxo hubaysan ayaa boob iyo dil u gaystay marxuum Liibaan Cali oo ahaa muwaadiin Soomaaliyeed iyo ganacsade degan dalka Koonfur Afrika.

Muwaadinka  ayaa lagu dilay goobtiisa ganacsiga tuulada Sekororo gobolka Naphuno ee waqooyiga dalka Koonfur Afrika.

Sida ay inoo xaqiijiyeen muwaadiniinta dalka Koonfur Afrika, kooxaha dilka gaystay ayaa qaatay dhamaan hantidii tiilay goobta ganacsiga ee marxuumka.

 

FAALLOOYIN & FALCELIN

WORDPRESS: 0
WP2Social Auto Publish Powered By : XYZScripts.com