Muwaadin Soomaaliyeed oo toogasho ka geystay Magaalo katirsan dalka Mareykanka

Muwaadin Soomaaliyeed oo toogasho ka geystay Magaalo katirsan dalka Mareykanka

toogasho ka geystay Muwaadin Soomaaliyeed kadib markii uu weeraray Goob ay ka dhisan yihiin Teendhooyinka ayna degan yihiin Dadka aan guryaha heysan oo isugu jira Soomaali iyo Ajaanib.

Inta la xaqiijiyay muwaadinka Soomaaliyeed ayaa weerarka kudilay Nin Madow ah halka uu dhaawacay Nin Cadaan ah oo kamid ahaa dadka degan Goobtaas.

Wararka aya waxaa ay intaasi kudarayaan in uu Goobta ka baxsaday Ninka falkaasi geystay, waxaana gaaray oo baadi goob ku haaya Ciidamada Booliska Mareykanka

FAALLOOYIN & FALCELIN

WORDPRESS: 0
WP2Social Auto Publish Powered By : XYZScripts.com