Gudooomiyaha baarlamaanka Puntland Cabdixakiin Dhoobe Dhaareed oo ka hadlay safarkiisa Uganda ayaa sheegay in halkaasi ay kula kulmi doonaan baarlamaanka dalkaasi, iyagoo yeelan doona kulamo aqoon iswaydaarsi ah.
Dhegayso.
FAALLOOYIN & FALCELIN