Muxuu Salka Ku Hayey Safarkii Farmaajo ee Magaalada Baydhabo (DHEGAYSO)

Muxuu Salka Ku Hayey Safarkii Farmaajo ee Magaalada Baydhabo (DHEGAYSO)

Madaxweynaha dowladda federalka ah ee Soomaaliya Maxamed Cabdullaahi Farmaajo iyo wafti uu hogaaminayo oo shalay gaarey magaalada Baydhabo ee xarunta kumeel gaarka ah ee maamulka Koonfur Galbeed ayaa kulamo laqaatay mas’uuliyiinta maamulka Koonfur Galbeed.

Madaxweynaha Koonfur Galbeed Shariif Xasan Sheekh Aadan iyo madaxweynaha Soomaaliya Farmaajo ayaa warbaahinta lahadlay kana warbixiyey u jeedada safarka madaxweynaha Soomaaliya iyo wixii uga hirgalay.

HOOS KA DHEGAYSO

FAALLOOYIN & FALCELIN

WORDPRESS: 0
WP2Social Auto Publish Powered By : XYZScripts.com