Intiinii dhegaysataay shalay waxaan bilawnay baahinta warbixinno xiriir ah oo ku saabsan Baarlamaanka xil-hayntoodu dhammaadka tahay iyo dhaliilihii uu lahaa iyo dhabbaha wanaagsan ee ay tahay in lagu soo xulo midka soo aaddan.
Warbixintii middaan ka horraysay waxaan uga falaanqoonay Baarlamaanka xil-hayntoodu gabbalsatay, iyo waxa uu xasuus reebay, warbixintaan oo ah tii labaad waxaan ugu daadageynaa sababaha loo dhaliilo Baarlamaan kasta oo Puntland soo mara iyo waxa gundhigga u ah.
Cabdifataax Cumar Geeddi ayaa inoo diyaarshay, inoona soo jeedinaya.
Hoos ka dhegayso.
COMMENTS