Muxuu yahay qorshaha u deggan maamulka cusub ee gobolka Mudug? (dhegayso)

Muxuu yahay qorshaha u deggan maamulka cusub ee gobolka Mudug? (dhegayso)

Madaxwaynaha dowladda Puntland Siciid Cabdulaahi Deni ayaa gobolka Mudug u magacaabay guddoomiye cusub, waxaana guddoomiyaha cusub loo magacaabay Axmed Muuse Nuur oo horay usoo noqday guddoomiye kuxigeenka gobolka Mudug, waxaana kuxigeenkiisa loo magacaabay Xasan Cabdullaahi Warsame.

Haddaba muxuu yahay qorshaha u deggan maamulka cusub ee gobolka Mudug loo magacaabay?

Axmed Muuse Nuur guddoomiyaha cusub ee gobolka Mudug ayaa u waramay wariyaheena Hodan Sulub Diini.

FAALLOOYIN & FALCELIN

WORDPRESS: 0
WP2Social Auto Publish Powered By : XYZScripts.com