Muxyadin Xaaji Abiib oo xabsiga la dhigay kaddib markii uu kahoryimid in Oromo la dejiyo Tuli Guuleed

Muxiyadiin Xaaji Abiib oo kamid ah oday-dhaqameedka degmada TULI GUULEED ayaa maanta xabsiga loo taxaabay kaddib markii uu si aan gabbasho laheyn uga hadlay dhibaatada lagu hayo shacabka deegaanka Tuli Guuleed iyo barakacinta ku socota bulshada. Oday Muxyadin oo ay weheliyaan waxgaradka iyo odayaasha Tuli Guuleed ayaa diiday, kana soo horjeestay waxa ay yiraahdeen waa … Continue reading Muxyadin Xaaji Abiib oo xabsiga la dhigay kaddib markii uu kahoryimid in Oromo la dejiyo Tuli Guuleed