Maxamuud Maxamed Guleed Guddoomiyaha Naafada degmadda Xafuun ee gobalka Bari oo lasoo xiriiray Radio daljir ayaa sheegay inay qabaan baahiyo baddan naafada Xafuun.
Madaxda Puntland ayuu ugu baaqay sanadka u harray bal inay wax u qabtaan Naafada oo uu sheegay inay qabaan baahiyo kala duwan oo dhinaca noolasha ah iyo agabka cuuryaanada ,sida Gawaarida.
Maxamed Lakiman ayaa waraystay
COMMENTS