Naafada Gobolka Mudug oo Gurmad La Gaarsiiyey (DHEGAYSO)

Naafada Gobolka Mudug oo Gurmad La Gaarsiiyey (DHEGAYSO)

Gudiga gurmadka abaaraha Puntland ee gobolka Mudug ayaa lacag deeq ah ku wareejiyey dalladda ay ku midaysan yihiin dadka naafada ah ee gobolka Mudug.

Warbixin Shaafici Cabdulqaadir

Audio Player
WP2Social Auto Publish Powered By : XYZScripts.com