Gudoomiyaha Naafada degmada Xaafuun ,Maxamuud Maxamed Guleed oo maanta nagu soo booqaday istudiyaha Daljir ee magaalada Bosaaso ayaa ka warbixiyay baahiyaha haysta Naafada degmada , wuxuuna ka codsaday Madaxweynaha Puntland in uu il gaar ah ku fiiriyo Naafada ,maadaama uu dhowr jeer oo hore uu balan qaad u sameeyay .
Wariye Xasan Heykal ayuu uwaramay Gudoomiyaha .
COMMENTS