Gaalkacyo warbaahintu ma aysan qaadan door nabadeed ama dhexdhexaadin, waxay kala raaceen dhinacyadii loollamayay ee colaadda kulugta lahaa,”ayuu yiri Burhaan Axmed Daahir, Khabiir Saxaafadeed iyoTababare. Dhageyso oo wax ka ogow sida tababarka USAID iyo ka go’naanshaha weriyayaasha deegaanka ay gacan uga gaysteen soo afjaridda mid ka mid ah colaadihii ugu daba-dheeraa ee Soomaaliya. Nala wadaag dhinacyada kale ee wariyayaasha, haddii la siiyo fursad, ay door togan ka cayaari karaannabadda
COMMENTS