Nabadoon Cismaan Ismaaciil Nuux ayaa lagu Caanashubay Degmada Dhudhub ee Gobolka Karkaar (sawirro)

Nabadoon Cismaan Ismaaciil Nuux ayaa lagu Caanashubay Degmada Dhudhub ee Gobolka Karkaar (sawirro)

Masuuliyiin kaladuwan oo ay ka midyihiin Guddoomiyaha gobolka Karkaar, Wasiirkii hore ee maaliyadda Puntland Cabduqaadir Dhaqaaje, Wasiirkii hore garoomada Puntland Xasan Cadde, xildhibaan Cabdirisaaq Dhagahoray iyo masuuliyiin kale ayaa ka soo qaybgalay caleemasaarka Nabadoon Cismaan Ismaaciil Nuux oo lagu han weyn yahay inuu xoojinta iyo nabadgalayada gobolada Puntland xoojintrooda uu xil wayn iska saari doono.

Diiwaanka wararka

Radio Daljir

FAALLOOYIN & FALCELIN

WORDPRESS: 0
WP2Social Auto Publish Powered By : XYZScripts.com