Nabadoon Gaani Xuseen Siciid oo kamida Nabadoonada Puntland gaar ahaana Gobolka mudug ayaa ka hadalay xalado badan oo dhamaantood quseeyaha Puntland iyo dadka reer guragaa ee ka soo hayaamay dhanka Galmudug oo uu shegay in ay jiraan odayaal reer Galmudug ah isla markasna idaacadaha ka sheegay in dadkaas xooladhaqatada naqii loo diiday.
Dhanka kalena, nabadoonka ayaa ka hadalay Ganacsiga magalada Gaalkacyo oo manta xiran taas oo keentay Lacagta shilin soomaaligaa oo qayb kamida ay Ganacsatadu diideen.
DHEGAYSO
COMMENTS