NABADOON KHADAR AXMED MATAAN | MARXALADII DARNAYD EE DEEGAANKA SOOMAALIDU SOO MARAY

NABADOON KHADAR AXMED MATAAN | MARXALADII DARNAYD EE DEEGAANKA SOOMAALIDU SOO MARAY

Deegaanka Soomaalidu waxuu soo maray marxalad Argagax leh xaataa xilli waxaa jirtay aan geeridii Hooyaday imankari waayey, Isbadalka Dawladda Deegaanka Soomaalida ka dhacay maaha mid lasoo koobi karo, Waxaanan ku faraxsanahay in dib loogu celinayo doorashadii Maamulka Magaalada Jigjiga oo muddo 3sanno ah xayirnayd.

FAALLOOYIN & FALCELIN

WORDPRESS: 0
WP2Social Auto Publish Powered By : XYZScripts.com