Nabadoon Xaarin oo ka hadlay shirka dhuusamareeb & diidmada Puntland (Daawo)

Nabadoon Xaarin oo ka hadlay shirka dhuusamareeb & diidmada Puntland (Daawo)

Nabadoon Cabdicasiis Aw yuusuf Xaarin oo kamid ah Nabadoonada gobalka Mudug oo maanta Waraysi sinayeey Radio Daljir ayaa ka hadlay shirka dhuusamareeb 3.

Wuxuu sheegay in Puntland xaq u leedahay in la xaliyo waxay tabanayso isla markaana siminaar uusan ahayn shirka dhuusamareeb loona baahanyahay damanad qaad rasmi ah.

Dhinaca kale Wuxuu jawaab siyeey xildhibaan Daahir Amiin jeesow oo hadal gaf ku ah dowladnimada iyo jiritaanka Puntland ku ah oo u ka jeediyeey Baladweyne.

FAALLOOYIN & FALCELIN

WORDPRESS: 0
WP2Social Auto Publish Powered By : XYZScripts.com