Afhayeenka Nabadoonada gobalka Bari Nabadoon Cabdulqaadir xarago oo Waraysi sinayeey Radio daljir ayaa sheegay in ciidamo katirsan ilaalada wasiirka dekaddaha iyo Gadiidka badda ladagaalanka Burcad Badeeda Puntland ay handadeen ,isla markaana garigiisa xoog ku kaxaysteen.
Nabadoonka ayaa sheegay inu garanayo ciidanka isla markaana ay yihiin ilaalada gaar ah ee Wasiirka ,isagoo tilmaamay in uusan garanayn sababta keentay in ciidamo ay soo weraran kadibna gaarigisa kaxaystaan.
dhegayso Waraysiga Xarago
COMMENTS
Ninkaan magacii nabadonada waa dilay maalin walba hadal uusan kafiirsa buu isaga hadaaqaa waa Lay xiray iyo gaari baa liga qaatay buu Ku hayaa intaas
Hhh