Afhayeenka Nabadoonada gobalka Bari Cabdulqaadir Ibraahim Xarago oo waraysi gaar ah sinayeey Radio daljir ayaa ka hadlay shaqaaqo shalay ka dhacday duleedka Bosaaso oo dhexmartay koox tahriibley ah iyo Ciidamadda Amaanka Dowladda Puntland.
Hoos ka daawo.
COMMENTS
Aad ayaan u mahasan tihiin daljir