Nabadoon Xarago oo Xabsiga Dhexe ee Bosaso loo wareejiyay

Nabadoon Xarago oo Xabsiga Dhexe ee Bosaso loo wareejiyay

Nabadoon Cabduqaadir Axmed Ibraahim Xarago oo ka mid ah nabadoonada gobolka Bari ayaa loo wareejiyay xabsiga dhexe ee Bosaso.

Nabadoonka ayaa waxaa uu markiisii hore ku xirnaa saldhigga Minjir ee Bosaso, halkaasi oo la isku dayay in xoog looga siidaayo, balse markii dambe uu isagu go’aansaday inuu xabsiga kusii jiro.

Qaar ka mid ah nabadoonada gobolka Bari ayaa ku booqday xabsiga, iyagoona sheegay in xaaladdiisu wanaagsantahay nabadoonka ee caafimaadka.

Majirto wax war oo dowladda Puntland kasoo baxay weli oo ku saabsan xariga nabaddoonka.

 

FAALLOOYIN & FALCELIN

WORDPRESS: 0
WP2Social Auto Publish Powered By : XYZScripts.com