Intiinii shalay dhegaysatey barnaamijyadii ka baxay Radio Daljir waxaan ku baahiney waraysi ka hadlayey caqabadaha haweenka ka hortaagan inay kamid noqdaan baarlamaanka Puntland.
Odayaasha dhaqanka ayaa inta badan la sheegaa inaysan raali ka ahayn in dumarku saami muuqda ku yeeshaan Baarlamaanka, hadaba Nabadoon Cabdulqaadir Axmed Ibraahim (Xarago) ayaan wax ka waydiiney sababta odayaashu u diidan yihiin in dumarku baarlamaanka kamid noqdaan.
Wariye Khadar Cawl ayaa waraystay Nabadoonka.
Hoos ka dhegayso
Caqabadaha haweenka ka hortaagan kamid noqoshada Baarlamaanka Puntland (hoos ka dhegayso)
Maxaysan haweenku door ugu yeelan kamid noqoshada wakiilada Puntland (dhegayso)
COMMENTS