Nabadoon Xuseen Guuleed oo kamid ah waxgaradka degmada Burtine oo maanta waraysi gaar ah siiyay Radio Daljir ayaa sheegay in shacabka Burtinle ay ka soo horjeedaan isku day kasta oo lagu doonayo in lagu dumiyo dowladda Puntland.
waxa uu sheegay in ay gacan bir ah ay iskaga qaban doonaan shaqsiyaadka dhaqaalaha lagu soo siiyay isku dirka shacabka iyo dowladooda.
wariye Farateeb ayuu uwaramay.
Dhegayso.
COMMENTS