Nabadoon Yaasin Cabdisamad oo ka hadlay Amniga Magaaladda Gaalkacyo (dhegayso)

Nabadoon Yaasin Cabdisamad oo ka hadlay Amniga Magaaladda Gaalkacyo (dhegayso)

Galkacyo waxay ka mid tahay magaalooyinka waaweyn ee Soomaaliya, waana magaalo dhacda Bartamaha dalka Soomaaliya. Puntland na waa mid ka mid magaalooyinka ugu muhiimsan dhaqaale ahaan iyo bulsho ahaanba.

Sidaasi oo ay tahay Galkacyo muddo dheer amni ahaan ma gaarsiisnayn heer lagu faano, inkasta oo waayaheedii is dhaameen.

Yaasiin Cabdisamad waa duqi hore ee Galkacyo, xilkaasi duqa muddo sannad ah ayuu ka sii maqanyahay, xilligiisiina waxaa jiray maamul ahaan tallaabooyin u qoondaysnaa oo ku aaddanaa amniga iyo hormarka Gallkacyo.

Wareysi uu siiyey Radio Daljir, siiba Barnaamijka talokeen ayuu uga xog-warramay talooyinka ugu habboon ee uu u arko xal amni waara oo Galkacyo ay yeelato.

Hoos ka dhegayso waraysiga.

Diiwanka Wararka
Radio Daljir

FAALLOOYIN & FALCELIN

WORDPRESS: 0
WP2Social Auto Publish Powered By : XYZScripts.com