Nabadooon yaasiin Cabdisamad oo kamid aha nabadoonada Gobolka Mudug ayaa si kulul uga hadlay qaraxii ka dhacay Magaalada Muqdisho ayna ku dhinteen dad farabadan, dhaawaca iyo meedadkuna ay buuxdhaafiyeen Isbitaalada Muqdisho.
Xasan Heykal oo Boosaaso jooga ayaa Waraystay Nabadoonka.
dhegayso Waraysiga
COMMENTS