Nabadoon Yasiin Cabdisamad oo kamid Nabadoonada gobolka Mudug oo maanta Radio Daljir waraysi siiyey ayaa nooga warramay arrimo badan oo dhamaantood quseeya xaaladaha Gobolka Mudug iyo Guud ahaan Puntand
Nabadoonka ayaa ka hadlay xaaladda ammaan ee Magaalada Gaalkacyo iyo heshiiskii ay kala saxiixdeen Puntland iyo Galmudug. Nabadoonka ayaa sidoo kale ka hadlay dadka xooladhaqatada reer Galmudug ee u soo hayaamay degaanada Puntland, wuxuuna shacabka iyo dowladda Puntland ugu baqaay in la nabadgaliyo dadkaas dhibban.
Hoos ka dhegayso
COMMENTS
Hadaad tihiin Radio Daljir
Codka lama dhegesan kare maxaa idinka qariban
cismaan waa dhankaaga oo codku waa OK dhankeenna!