NABADOON YASIN CABDISAMAD: “QORSHAHA XUKUUMADDA DENI MARKII HOREBA MA AHAYN INAY FEDERAALKA WADA SHAQEEYAAN”

NABADOON YASIN CABDISAMAD: “QORSHAHA XUKUUMADDA DENI MARKII HOREBA MA AHAYN INAY FEDERAALKA WADA SHAQEEYAAN”

Nabadoon Yaasiin iyo Taxanihii 5aad | Doorkii Puntland ee Dhismaha Dawlada Federalka Soomaaliya | Khilaafka aan dhammaan ee dhinacyada iyo waxa uu salka ku hayo | Aragtida uu ka qabo xukuumada Madaxweyne Deni sida ay u wajahdey arrimaha Federalka iyo arrimo kale ayuu Nabadoonku kaga hadlayaa Qaybtan, asaga oo yiri, “Qorshaha Xukuumada Siciid Deni markii horeba ma ahayn inay Federalka wada shaqeeyaan”

WP2Social Auto Publish Powered By : XYZScripts.com