Nabadoonada iyo Siyaasiyiinta gobalka Bari oo ka hadlay dooni Ganacsi oo kuso caariday Boosaaso (dhegayso)

Nabadoonada iyo Siyaasiyiinta gobalka Bari oo ka hadlay dooni Ganacsi oo kuso caariday Boosaaso (dhegayso)

Nabadoonada Waxgaradka iyo Siyaasiyiinta Gobolka Bari ayaa maanta Booqday halka ay ku soo Caariday Doonidii Urarnayn ganacsatada Puntland ee ku soo caarida meel ku dhawo Dekedda Bosaaso.

Nbadoonada iyo Waxgaradka Gobolka Bari ayaa shacabka iyo dowladda ugu baaqay in ay ka qayb qaataan Gurmadka iyo Badbaadinta hantida saaran Doontaasi oo ah mid ay kawada dhaxayso shacabka Puntland.

Hadaba Nabadoonada maanta nagu soo booqday Istudiyaha daljir Bosaaso ,Waxaa kamid ah Nabadoon Mursal Maxamuud ,Cabdi Nabadoon Cadiqaadir Axmed Xarag Siyaasi Bile Qabowsade iyo Waaxagarad kale Waxay soo booqdeen xarunta daljir Boosaaso, Waxayna uwarameen Wariye Xasan Heykal

FAALLOOYIN & FALCELIN

WORDPRESS: 0
WP2Social Auto Publish Powered By : XYZScripts.com