Nabadoonada Qardho oo DFS Ka dalbaday in la dhimo qiimaha Xajjka lagu tago (dhegayso_sawiro)

Nabadoonada Qardho oo DFS Ka dalbaday in la dhimo qiimaha Xajjka lagu tago (dhegayso_sawiro)

Magaaladda Qardho ee Xarunta gobalka Karkaar,waxaa maanta kulan isugu yimid odayaasha iyo Nabadoonada iyo Aqoonyahanada gobalka Karkaa,iyago ka hadlayaay qiimo kordhin lagu sameyaay khidmadda lagu a’aado Xajka,ama lagu so xajiyo.

Kulanka ayaa odayaasha iyo waxgaradka Gobalka Karkaar,gaar ahaan Magaaladda Qardho,waxay Dowladda fedeaalka Somaaliya ka codsanayeen inay wax ka qabato qiimaha shirkaddaha diyaaraduhu ka qaadan dadka Xajinaya,taas oo ay shegeen inay aad u farabadantahay.

Warbixinta Waxaa Magaaladda Qardho kaso diray Wariye Maxamuud Fantastic

FAALLOOYIN & FALCELIN

WORDPRESS: 0
WP2Social Auto Publish Powered By : XYZScripts.com