Qaar kamid ah nabadoonada iyo waxgaradka gobolka Mudug ayaa ku baaqay in la joojiyo colaad u dhexaysa beelo ood wadaag ah oo ka soo cusboonaatay deegaanka Gunburka Cagaare hoostaga degmada Burtinle ee gobolka Nugaal.
DHEGAYSO

COMMENTS