Namibia oo Dooratay Maantana Caleemasaaraysa Netumbo Nandi-Ndaitwah, Haweenaydii u Horraysay oo Dalka Madaxweyne ka Noqota

Namibia oo Dooratay Maantana Caleemasaaraysa Netumbo Nandi-Ndaitwah, Haweenaydii u Horraysay oo Dalka Madaxweyne ka Noqota

Namibia ayaa taariikhda markii ugu horreysay dooratay haweenaydii u horraysay ee dalka madaxweyne ka noqota. Madaxweyne Netumbo Nandi-Ndaitwah waxay si rasmi ah xafiiska ula wareegtay maanta, 21 Maarso 2025, kuna beegan sannadguuradii 35aad ee madaxbannaanida Namibia.

Madaxweyne Nandi-Ndaitwah waa ruugcaddaa ka tirsan ururka SWAPO ee u soo halgamay xorriyadda dalka.

Caleemasaarka Madaxweynaha waxaa ka qaybgalaya Madaxweynayaal Afrika oo ay kamid tahay Madaxweynaha Tanzania Samia Suluxu Xasan.

> Daljir Media

WP2Social Auto Publish Powered By : XYZScripts.com