Nashaad Ibraahim Maxamad Muuse waa mid kamid ah 11-kii arday ee sannad dugsiyeedkii 2016/2017 ugu sarreeyey dhammaan ardaydii u fariisatay imtixaankii shahaadiga ee dugsiyada sare ee Puntland.
Ardaydaani oo ahayd gabadha kaliya ee kujirtey 11-ka arday ee ugu saraysay Puntland gashayna kaalinta 7aad ayaa wax ka baranaysey dugsiga sare ee Dhahar oo ku yaala magaalada Dhahar ee xarunta gobolka Haylaan, Maxamuud Cabdirisaaq Fantastic ayaa waraystay.
DHEGAYSO
COMMENTS
Maaansha allh nashaad hanbalyo
hormar wanaagsan horeys usco abaayo
masha Alaaah hanbalyo hanbalyo horamar wacan wlshay
Hambalyo
mashaa allah wll aad baan kuugu hambalyayn horey usoco
msha allh hmblyo hmblyo abyo guulyso
Hanabaliyo bayo masha alh gusha gartay alaha kula garb kalo wllo
Mansha alah Radio Daljir dhiirigelinta aad u sameyseen ardayda
runtii inay nashaad oo kalinta 7aad ka gashay imtixaanka shahaadigaa ee puntland
kana mid noqotay 11 ka qof ee usareeya
waan u hambalyeynayaa waxan leeyahay walal allaah haku xafido runtii waxa loo bahanyahy inay ku daydaan gabdhuhu gabadhaas.
kudayashada mudan
[…] https://daljir.com/nashaad-ibraahim-oo-kaalin-wanaagsan-ka-gashay-imtixaankii-shahaadiga-ahaa-ee-pun… […]
manshll guul nash
hambalyo hambalyo guulayso wll
Hambalyo hambalyo nashaad wll horrey usoc
masha allah hambalyo
Warya walal… Daahir Haybe
Hamblyo
Guulayzo
masha alllah nashaad wllshy guul isha cadowgu. kaa dadan
Hamblyo byo
mzha allh hmblyo
maanzha allaah
Mansh alaah
Mansha allaaah guulayso byo
masha alah guul nashaad
Hambalyo Nashaad guul baan kuu rajaynaya