Nin kufsi iyo dil isugu daray Gabar oo lagu toogtay Garbahaarey (Daawo)

Nin kufsi iyo dil isugu daray Gabar oo lagu toogtay Garbahaarey (Daawo)

Maxkamada ku taala magaalada Garbahaareey ayaa saaka dil toogasho ah ku fulisay nin kufsi u geystay gabar, kadibna dilay.

Ninkan oo magaciisa lagu sheegay Maxamuud Cali Xaamud ayaa Maalmo ka hor Maxkamad ku xukuntay dil toogasho ah, kaddib markii lagu helay dambi ah inuu kufsaday gabar, kadibna dilay.

Ninkan oo 32 sano jirka ayaa qirtay kufsiga uu gabadha u geystay iyo inuu markii danbe dilay, sidaas waxaa sheegay Guddoomiyaha Maxkamada magaalada Garbahaarey..

Hoos kadaawo.

FAALLOOYIN & FALCELIN

WORDPRESS: 0
WP2Social Auto Publish Powered By : XYZScripts.com