Gudoomiyaha degmada Ben der -Bayla ee gobolk kar kaar Siciid Anteeno ayaa Waraysi uu siiyaya radio Daljir waxa uu ku sheegay in inta udhaxaysa Tuulada Xumbays iyo degmada Bender -bayla lagu dilay Nin xoolo dhaqato ah .
Dilka ninka ayaa loo malaynayaa in ay laxiriirto aano qabiil, sida uu gudoomiyuhu sheegay .
Wariye Xasan Heykal ayuu qadka Telfoonka ugu waramay isagoo degmada ku sugan.
COMMENTS