Cidamada Nabad Sugida iyo Sirdoonka Qaranka ayaa Howlgalo Ka Sameeyay deegaanada haanooy ,Dooryaaley iyo Abashiiro
Dhanka Kale Howlgalkan Qorsheysan Waxa Horkacayay Taliye Kuxigeenka Nisa Ee Gobolka Gedo Gashaale Abdiqaadir Xuseen Ibraahim Iyo Taliyaha Nabadsugida Degmada
Kadib Cabasho iyo dalabaad dadka deegaanka ka Yimid kuwasoo ah Dhibaatooyin la Xiriiro ururka Al Shabaab.
Howlgalkaan ayaa Ku Soo Beegmayo Xilli Dagaalo Culus Ay Ka Socdaan Xuduuda Udhexeeyso Somaaliya iyo Itoobiya
COMMENTS