North Carolina (UNC) oo Reebtay Oregon 77-76 una Gudubtay Horyaalka Jaamacadaha

North Carolina (UNC) oo Reebtay Oregon 77-76 una Gudubtay Horyaalka Jaamacadaha

Jaamacadda North Carolina tiimkeeda kubadda kolayga ee North Carolina Tar Heels oo safka hore kaga jirta jaamacado guulo badan ka keenay horyaal kollayga jaamacadaha USA ayaa caawa reebtay Oregon Ducks una gudubtay horyaalka kollayga jaamacadaha USA. North Carolina Tar Heels waxay habeenka Isniinta foodda is dari doonaan Gonzaga. U diyaargaroow ciyaar aad u xiiso badan.  http://www.espn.com/mens-college-basketball/

Radio Daljir kala soco horyaalka jaamacadaha USA.

FAALLOOYIN & FALCELIN

WORDPRESS: 0
WP2Social Auto Publish Powered By : XYZScripts.com