Nuagaal :Xoolo dhaqato daadku uu kala tagy 600 oo neef oo Ari ah (dhegayso)

Nuagaal :Xoolo dhaqato daadku uu kala tagy 600 oo neef oo Ari ah  (dhegayso)

Deegaanka shimbiraaley oo Garoowe dhanka waqooyi kaga beegan iyo Sunajiif meel udhexaysa ayaa dad reer guuraa ah waxa uu roobku kala tagay in ka badan 600 oo neef oo Ari ah.
Faysal Cabi Liibaan waxa uu kamid yahay 11 qof oo ugurmaday dadkaasi reer guuraaga ah ee uu xoolahooda daadku uu kala tagay.
wariye Xasan Heykal ayuu uwaramay.

FAALLOOYIN & FALCELIN

WORDPRESS: 0
WP2Social Auto Publish Powered By : XYZScripts.com