Nugaal: Bukaano uu soo ritay cudurka Jadeecada oo aan helin adeeg caafimaad (dhegayso)

Nugaal: Bukaano uu soo ritay cudurka Jadeecada oo aan helin adeeg caafimaad (dhegayso)

Cudurka jadeecada ayaa ka dilaacay tuulada Daarusalaam oo dhanka bari kaga beegan magaalada Burtinle ee gobolka Nugaal.

Guddoomiyaha tuulada Jalam ee gobolka Nugaal Cabdikhayr Gabayre Cali oo la hadlay radio Daljir ayaa sheegay 120- qof inay u jiifaan cudurka jadeecada Daaru-salaam, waxaana uu intaasi ku daray inaanay bukaanada haysan adeeg caafimaad.

Hoos kadhagayso waraysiga

 

 

 

FAALLOOYIN & FALCELIN

WORDPRESS: 0
WP2Social Auto Publish Powered By : XYZScripts.com