Magaalada Garoowe ee xarunta Puntland ayaa waxaa maalinkii labaad ka socda howlgallo lagu burburinayo dhismayaasha sharci darrada ah ee laga dhisay wadooyinka magaalada Caasimadda ah.
DHEGAYSO
COMMENTS