Galkacyo, Sept 15 – Dawlada federaalka ah ee Somaliya iyo dawlada Puntland ayaa heshiis ka kooban 15 qodob ku kala saxiixday Galkacyo 23-kii Ogoosto. R/wasaare Cumar C/rashiid Cali Sharma’arke iyo M/weyne C/raxmaan Maxamed Maxamuud ayaa heshiiska u kala saxiisay labada dhinac.
Diiwaanka Wararka,
Idaacada Daljir.
COMMENTS