NUSOJ oo cambaaraysay xariga wariye Tollman( dhegayso)

NUSOJ oo cambaaraysay xariga wariye Tollman( dhegayso)

Xoghayaha Ururka Qaranka Suxufiyiinta Soomaaliyeed ee Nusoj Cumar Faaruur ayaa Warsaxaafadeed uu soo saaray goor dhawayd waxa uu ku cambaareeyay xariga wariye Axmed Sheekh Maxamed Tollman oo ahaa Agaasimii hore ee Radio Daljir.

wariye khadar Cawl ayaa soo koobaya Warsaxaafadeedka.

FAALLOOYIN & FALCELIN

WORDPRESS: 0
WP2Social Auto Publish Powered By : XYZScripts.com