Guddiyada dib-u-eegista dastuurka u qaabilsan labada Aqal ee Soomaaliya ayaa ka soo horjeestay shirka dib-u -eegista dastuurka ee Wasaarada Dastuurka ee Dowladda Federaalka ay shaacisay in uu beri ka furmayo Muqdisho.
Cabdi Qaybdiid, Guddoomiyaha Guddiga dib-u-eegista Dastuurka Aqalka Sare, ayaa Radio Daljir la qaybsaday in Guddiga labada Aqal ay u arkaan shirka Wasaaradda mid aan sharci ahayn. Guddoomiyaha ayaa sheegay in Dastuurka la jabiyey isaga oo daliishanaya qodobo Dastuuri ah.
Wariye Xasan Heykal ayuu u waramay.
COMMENTS