Maalintii sadaxaad gobolka Gal galduud waxaa ku xiran 70 Oday dhaqameed oo ay Al-shabaab ka afduubteen Gobolka .
Al-shabaab ayaa odayaasha uxirtay heshiis horay loo kala saxiixday” kaas oo ahaa mago iyo qisaas rag lakala dilay oo Maxkamad Al-shabaab ah ay dhex dhaxaad ka ahayd .
Wax garadka deeganka ayaa sheegay in ragan shabaabku ay ku xireen deegaanada Dal qoryaale iyo Ceel-baxay oo Dhamantood laga xukumo Ceel-buur .
Al-shabaab ayaa horay uxiray sadx nin ookale oo gartan ku jiray .
Madaxweynaha maamulka galmudug ayaa ka hadlay afduubka odayaasan .
Dhagayso.
COMMENTS
ISIS=ISRAEL SECRET INTELLIGENCE SERVICE.
IS ISIS GOOD FOR THE JEWS=ISRAELI.
HOGAAMIYAHA ISIS MAGACIISA SAXDA AH WAXAA LA DHAHAA (ELLIOT SHIMON) WAANA YAHUUDI. MAGACAN UU SITO EE AH ABUBAKAR ALBAQDADI WAA BUG.
ISIS, ALSHABAB IWM WAA KOOXO LOO SAMAYSTAY CEEBAYNTA DIINTA ISLAAMKA & IN LAGU BURBURIYO DUNIDA ISLAAMKA.
WAANA GACANYARAYAASHA CIA, MI6 & MOSSAD IWM.
GO FUCK YOUR SELF