Ugaaska Beelaha Sade iyo qaar ka mid ah odayaasha dhaqanka ee magaalada Caabudwaaq ayaa soo saaray baaq si degdeg ah loogu dalbanayo in la joojiyo colaadda deegaana Dhumay ee koonfurta Laascanood.
COMMENTS